Hargeisa —
Somaliland waxa markii ugu horaysay loo sameeyay Habraaca Xeer Nidaamiyaha Ilaalinta Tayada dhismaha ee Somaliland kaasi oo ay soo diyaarisay Wasaaradda hawlaha guud.
Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arintan ka wareystay wasiirka hawlaha guud Mustafe Cali Bile,ugu horeyna waxa uu waydiiyey nuxurka xeerkan.
Madal