Sochi —
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta la kulmaya madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.
Waxyaabaha ugu waaweyn ee labada mas'uul ka wada hadli doonaan waxa ka mid ah, in uu madaxweyne Erdogan ku qanciyo dhiggiisa in uu dib ugu soo noqdo heshiiskii haruurka oo Moscow ay ka baxdey bishii July ee sannadkan.
Warbxin ku saabsan arrintan iyo saameynta hishiiskaas burburay uu ku yeeshay waddamo ay Soomaaliya ku jirto, waxa magaalada London kasoo soo direy wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub, Cabdixafid Cawil Ismaaciil.
Madal