Magaalada Colombus ee gobola Ohio waxaa ka dhacay dil la sheegey in uu geystay wiil Soomaali ah, kaas oo toogtey gabar kale oo Soomaali ah oo la sheegey inuu xiriir kala dhaxeeyay.
Wiilka ayaa isaguna markii dambe is dilay, sida uu warbixintan ku faahfaahinaayo wariyaha VOA ee gobolka Ohio C/kaafi Yuusuf Aaden.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal