Dowladda Poland ayaa sheegtay inay ciidamo dheeraad ah geyneyso xadka ay la wadaagto dalka Belarus, kadib markii ay ku eedeyeysay in Belarus ay kusoo xadgudubtay hawadeeda.
Belarus ayaa dafirtay eeddaas.
Haddaba, waa maxay xiisadda labada dal ka dhaxeysa? Warkii ugu dambeeyay ayuu Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay C/qani Cali Dalmar oo ah wariye ku sugan waddanka Switzerland.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal