Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkiga iyo UK oo gaaray heshiis la xiriira joojinta muhaajiriinta


Dowladaha Britain iyo Turkiga ayaa ku heshiiyey inay wax kaga qabtaan kooxaha dadka tahriibiya ee loo yaqaano magafayaasha iyo wax ka qabashada tahriibka.

Iskaashiga waxaa ka mid ah in la xoojiyo wadashaqeynta lana kordhiyo wadaagga sirdoonka ee ka dhexeeya hay'adaha fulinta ee labada dal.

Warbxin ku saabsan ammuurtan waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Turkiga iyo UK oo gaaray heshiiss la xirira joojinta muhaajiriinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG