Lampedusa —
Afartan iyo kow qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay doon ku degtay toddobaadkii hore bartamaha badda Mediterranean-ka, wakaaladda wararka ee Ansa ayaa sidaas sheegtay Arbacadii, iyada oo soo xiganaysa dad ka badbaaday oo hadda gaaray jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga.
Warbixin ay sheekadan ka qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aaden.
Madal