Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Ciidamada ay Kenya u yaboohday Haiti


Kenya President William Ruto
Kenya President William Ruto

Dowladda Haiti ayaa ‘si weyn’ u soo dhowaysay yabooha ay Kenya sameysay oo ah in ay hoggaamiso ilaa kun askari oo caalami ah oo dalkaasi Haiti loo geynayo si ay gacan uga gaystaan xoojinta amniga dalkan ay rabshaduhu halakeeyeen.

Kenya ayaa Sabtidii ku dhawaaqday in ay diyaarisay 1,000 askari oo booliis ah oo gacan ka gaysanaya tababarka iyo taageerada dhiggooda dalka Haiti, si ay ula dagaallamaan kooxaha rabshadaha wada ee gacanta ku haya inta badan caasimadda Port-au-Prince.

Haddaba, howlgalkan iyo qalalaasaha ka jira Haiti ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Cabdinuur Ibraahim Cabdalla oo ka faallooda arrimaha siyaasadda iyo amniga.

Fallanqeyn: Ciidamada ay Kenya u yaboohday Haiti
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:43 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG