Moscow —
Hoggaamiyayasha Qaaradda Afrika ayaa madaxweynaha Ruushka ka dalbayaday in hab nabaded lagu xaliyo dagaalka Ukraine, sidoo kalena ay Moscow dib u billowdo heshiiska qamadiga looga dhoofinayo Ukraine.
Madaxweyne Putin oo martigalinaya shirka madaxda Afrika iyo Ruushka ayaa sheegay in Moscow ay tixgalinayso qorshaha nabaded ee madaxda Africa ay soo jeediyeen, si taxadar lehna ay u eegi doonto.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nur.
Madal