Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kuuriyada Woqooyi oo qaabilaysa wufuud ka socota Ruushka iyo Shiinaha


NORTHKOREA-MISSILES/
NORTHKOREA-MISSILES/

Kuuriyada Woqooyi ayaa waxay qaabilaysaa wufuud lagu marti qaaday oo ka kala socda Ruushka iyo Shiinaha toddobaadkan oo ah dabbaaldegga sannad-guurada 70-aad ee ka soo wareegatay markii ay si iskeed ah ugu dhawaaqday waxa loogu yeeray "Maalinta Guusha”.

Warbixin ay VOA usoo dirtay Eunice Kim waxaa soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.

Kuuriyada Woqooyi oo qaabilaysa wufuud ka socota Ruushka iyo Shiinaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG