Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Uhuru Kenyatta oo si adag uga hadlay tallaabo ay qaadday dowladda Kenya

Khilaafaadka siyaasadeed oo ka dhex taagan siyaasiyiinta xilka haya iyo kuwa mucaaradka ah ee dalka Kenya ayaa saamayn ku yeeshay qoyska madaxweynihii hore ee dalkaasi Uhuru Kenyatta.

Kenyatta ayaa markii u horreysay ka hadlay xiriirka aan wanaagsaneyn ee kala dhexeeya Madaxweyne Ruto, wuxuuna muujiyay sida uu uga xun yahay in sida uu yiri uusan Ruto wax wada hadal ah ka sameyn khilaafaadka siyaasadeed ee haatan ka jira dalkaasi.

Wariyaha VOA Maryan Maxamuud Barre ayaa warbixintan Nairobi ka soo dirtay.

Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda kacsan ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG