Calgary —
Toddobaadkan waxaa meelo badan oo caalamka ah laga xusay maalinta la dagaalanka Musuqmaasuqa iyo Hufnaanta. Dalal badan oo Africa ah ayaa meel hoose uga jira Musuqa, waxaana ka mid ah Soomaaliya.
Dowlada Federalka ee Soomaaliya ayaa sheegtey inay bilowdey olole ay kula dagaalamayso musuqa, waxaana jira Liiska Masuuliyin lagu daba jiro. Sahra Cabdi Axmed ayaa maalintan iyo muhiimaddeeda ka waraystay Prof Hussein Warsame oo kusugan Canada, macallinna ka ah Jaamacadda Calgary.
Madal