Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayay Soomaalidu ku nool Netherlands u arkaa in ay dhacday xukuumaddii wadaagga ahayd?


Ra’iiusl Wasaaraha dalka the Netherlands (Holland) Mark Rutte ayaa kula kulamy magaalada The Hague boqorka dalkaasi King Willem-Alexander iyagoo ka wada hadlay sidii doorasho uu dalkaasi u aadi lahaa kadib markii xalay xukuumadda wadaaga ah ee uu hogaamiyo Rutte ay dhacday markii 4-ta xisbi ee dalkaasi ay isku khilaafeen sida siyaasadda qaxootiga dalkaasi ku soo badanaya.

Haddaba, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefanka ee Rotterdam kula xiriiray Bile Gurxan oo ah saxafi si dhow ula socda siyaasadda dalkaasi, waxaa uu weydiiyay sida qaxootiga dalkaasi, gaar ahaan Soomaalidu ay u arkaan dowladda dhacday. Ugu horreynse, Bile Gurxan ayaa ka hadlaya afkaaraha ay aaminsan yihiin xisbiyada dalkaasi.

Halkan ka dhageyso wareysiga Wariye Bile Gurxan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG