Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Raali-gelinta Yurub ma ku filan tahay dadkii ay gumaysan jireen?


Willem-Alexander
Willem-Alexander

Boqorka dalka Netherlands Willem-Alexander ayaa Sabtidii raali-gelin ka bixiyay ku lug lahaanshaha taariikhiga ah ee dalkiisa ee addoonsiga iyo saamaynta adoonsigu ka tegey ee illaa iminka taagan.

Qirashada iyo raali-gelinta ay bixiyeen qaar ka mid ah waddamada Yurub ma ku filan tahay dadkii ehelladooda la gumaysan jiray, gumeysiguse saameyn intee leeg ayuu ku yeeshay dalalkii la gumeysan jirey oo Afrika u badnaa?

Warbixintan waxaa London kasoo diray Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Raali-gelinta Yurub ma ku filan tahay dadkii ay gumaysan jireen?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG