Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo laga xusay munaasabadda 27-ka June


Dalka Jabuuti waxaa maanta laga xusayaa 46-guurada markii waddankaasi uu xornimada ka qaatay gumaystihii Faransiiska 27-kii June sannadkii 1977-kii.

Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle ayaa gudoomiyey munaasabadda dabbaal degga calanka iyadoo ay ka qeyb galeen dadweyne tiro badan.

Haddaba warbixin ku saabsan munaasabaddan qaran ee Jabuuti waxaa soo diray weriyaha VOA Ramadaan Muuse.

Jabuuti oo laga xusay munaasabadda 27-ka June
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG