Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Munaasabad ku saabsan qaxootiga oo lagu qabtay Washington


Maalinta Qaxootiga
Maalinta Qaxootiga

Berri waxay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee Qaxootiga Adduunka. Toddobaadkanna waxaa meelo badan oo dunida ah ka dhacayay munaasabado loogu sii gogol xaarayo maalintan oo isugu jiray kuwo wacyi gelin iyo kuwa looga hadlayay dhibaatada tahriibka.

Magaaladan Washington waxaa munaasabad ku qabtay Maxamed Macallin oo ah wiil dhallinyaroah oo Soomaali ah oo u dooda arrimaha qaxootiga.

Maxamed Colaad Xassan oo munaasabadaas ka qeyb galay ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

Munaasabad ku saabsan qaxootiga oo lagu qabtay Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG