Nairobi —
Dawladaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee in ka badan 55 milyan oo qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, kuwaas oo waajahaya xaalado cunto la’aaneed, nafaqo-darro iyo dhibaatooyin kale oo ka dhashay colaadaha iyo isbedelka cimilada.
Weriyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa waraystay Guuleed Cartan oo ah agaasimaha xarunta saadaasha cimilada ee IGAD.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal