Muhaajiriin gaaraysa 78 ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen badda Giriiga kadib markii ay degtay doontii ay saarnaayeen, iyada oo laga cabsi qabo in tirada dhimashadu ay intaas ka badato.
Dhinaca kale waxaa lagu soo waramayaa in dadka saarnaa doontani ay Soomaali ku jirtay.
Hadaba warbixin ay qortay Reuters iyo wararkii ugu dambeeyay waxaa inoo haya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
Madal