Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Donald Trump oo lagu oogay dacwado danbiyeed la xiriira dukumintiyo sir ah oo uu ka qaatay Aqalka Cad


Jack Smith oo ah baaraha gaarka ah
Jack Smith oo ah baaraha gaarka ah

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa wajahaya 37 dacwado danbiyeed oo ay ka mid yihiin in uu si xun u maamulay dukumentiyo qaran oo sir ahaa oo uu hore u sii qaatay markii uu ka tagay Aqalka Cad. Dukumintiyadaasi ayaa la sheegay in ay ku jiraan faylal sira ahaa oo la xidhiidha barnaamijka nukliyeerka iyo difaaca Mareykanka, sida lagu sheegay eedaymo la soo bandhigay Jimcihii.

Warbixintan oo ay VOA qortay waxa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Trump oo wajahaya dacwado heer federaal ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG