Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Ontario oo ansixiyey sharci Soomaalida u danaynaya


Baarlamanka gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa meel mariyay sharci magaalooyinka u oggolaanaya inay ballaarin karaan xuduudahooda, si ay uga dhisaan guryo cusub oo daboola baahida dhanka guryaha ee sii qaaliyoobaya.

Soomaalida deggen gobolkaas ayaa ka mid ah dadka ka cabanaya qiimaha kirada guryaha, kuwaasi oo sharcigan cusub uu caawin karo.

Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray Toronto.

Baarlamanka Ontario oo ansixiyey sharci Soomaalida soo dhoweeyeen
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG