War Deg-Deg ah

Biden oo siyaasad wax kala beddelasho kula macaamilaya Erdogan

erdogan biden
erdogan biden

Si uu u xaqiijiyo taageerada dadaalka ay Sweden ugu jirto inay ku biirto Isbaheysiga NATO, ayaa madaxweynaha Mareykanka Joe Biden waxa uu muujiyay inuu doonayo inuu ula macaaamilo madaxweynaha dib loo doortay ee Turkiga Recep Tayyip Erdogan siyaasad wax kala bedelasha ah.

Wariyaha VOA-da Patsy Widakuswara ayaa warbixintan diyaarisay. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Biden oo siyaasad wax kala beddelasho kula macaamilaya Erdogan

No media source currently available

XS
SM
MD
LG