Dadka dalka Turkiga ayaa maalinta berita ah u dareeraya doorashada ku celiska ah ee madaxweynaha oo ay ku baratamayaan madaxweynaha talada haya Racep Tayyip Erdogan iyo Kemal Kılıçdaroğlu.
Hadaba warbixin ku saabsan doorashadan waxaa noo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.
Madal