London —
Dowlada Ingiriiska ayaa sheegtay in ardeyda ajanabiga ah ee dhigata jaamacadaha Britain, kuwa aan dhigan maaddooyinia cilmi-baarista ah aan xaasaaskooda iyo caruurtooda loo keeni doonin.
Dowlada ayaa sheegtay in arrinkan lagu yareynayo dadka soo galootiga ah, laakiin wasiirada ayaa ku kala qaybsan arrinkan.
Warbixin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Madal