Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Muxuu ka dhigan yahay xarigii Imran Khan?


Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xarigii dhowaan loo gaystay ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan iyo cawaaqibka siyaasadeed ee uu leeyahay.

Waxaa London kusoo diyaariyey oo soo jeedinaya Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Amuuraha Islaamka: Muxuu ka dhigan yahay xarigii Imran Khan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:08 0:00

XS
SM
MD
LG