Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada ka socota dalka Turkiga


112-year-old old Gullu Dogan votes at a polling station in Gumushane, Turkey, May 14, 2023.
112-year-old old Gullu Dogan votes at a polling station in Gumushane, Turkey, May 14, 2023.

Dadweynaha Turkiga ayaa codkooda ka dhiibanaya doorashadii ugu adkeyd ee dalkaasi ka dhacda tan iyo markii la aas-aasay Jamhuuriyadda Turkiga, sida ay sheegayaan dadka indha-indheeya siyaasadda dalkaasi.

Doorashadan oo ay dadku ku dooranayaan madaxweyne iyo xubnaha baarlamaanka ayaa ah, mid aad la isugu dhow yahay, iyadoo madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu waajahayo tartankii ugu adkaa ee uu galo tan iyo markii uu xukunka dalkaasi la wareegay 20 sano ka hor.

Warbixin umuurtaasi ku saabsan waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Doorashada Turkiga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:42 0:00
XS
SM
MD
LG