Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka: Doodda ka taagan isbaddalka Canshuuraha ee Dekedda Muqdisho


Dekedda Muqdisho
Dekedda Muqdisho

WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan isbaddalka doodda dhaliyay ee lagu sameeyay canshuuraha badeecadaha ka soo dega dekedda Muqdisho. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Dr. Axmed Khadar Cabdi Jaamac oo ah dhaqaale yahan ka faallooda ganacsiga iyo dhaqaalaha Soomaaliya ayaa waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:28 0:00

XS
SM
MD
LG