Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boqor Charles-ka Saddexaad oo loo caleema saaray Boqornimada Ingiriiska


Dalka Ingiriiska waxaa Sabtida maanta ah lagu caleemasaaray Boqor Charles-Sadexaad iyo xaaskiisa, Boqorad Consort Camilla. Waa caleemasaarkii boqortooyo ee u horreeyey ee lagu qabto Britain muddo 70 sano ah.

Boqorad Elizabeth II, oo sanadkii hore geeriyootay ayaa ahayd boqoraddii u danbeysay ee taajka boqortooyo loo caleemo saaro. Charles oo 74 jir ah ayaa boqor noqday ka dib dhimashadii hooyadiis Queen Elizabeth II ee bishii September.

Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab ayaa musaasabada caleema saarka ka wareystay wariyeheenna London, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Caleemasaarka Boqor Charles-ka Saddexaad ee Britain
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:52 0:00

XS
SM
MD
LG