Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee ayuu u dhacayaa tirakoobka dadweynaha Soomaaliya? 


Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay maanta inay tirokoobayso dadka iyo guryaha Soomaaliya. Tirokoobtan ayaa lagu samaynayaa dadka ku nool xuduudda Soomaaliya, waxayna soconayaa muddo laba sano ah.

Haaruun Macruuf ayaa haddaba tirokoobtan ka waraystay Dr Cabdi Cali Cige oo ah madaxa mashruuca tirokoobta dadka iyo guryaha Soomaaliya. Dr Cabdi waxa kale oo uu la shaqeeyaa hay’adda UNFPA oo Qaramada Midoobay u qaabilsan tirinta dadweynaha iyo sahaminta.

Wateysiga Tirakoobka dadka iyo guryaha Soomaaliya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:15 0:00

XS
SM
MD
LG