Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka dhegaystaha: Wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka wicitaanka dhegaystaha waxaa marti ku ah wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, isaga oo ka hadlaya qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin, maqaamka caasimadda Muqdisho, adeeg gaadhsiinta goobaha laga xoreeyey al-Shabaab, aqoonsiga muwaadiniinta, iwm.

Nuur Xasan Nuur ayaa innala socodsiinaya.

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:23:31 0:00

XS
SM
MD
LG