Dagaallada dalka Sudan ayaa socoda ku dhowaad laba usbuuc, iyadoo boqollaal qof ay ku dhinteen.
Dhinaca kale waxaa jira dadaalo la doonayo in lagu sii dheereeyop xabbad joojin gaaban oo ay dhinacyadu horey u muujiyeen inay oggol yihiin.
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo haya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available