Mid ka mid ah hogaamiyayaasha kooxda Daacish ee Afghanistan, oo lagu eedaynayo inuu ahaa maskaxadii ka dambaysay qaraxii August 2021 lagu dilay 13 askari oo Maraykan ah iyo ku dhawaad 170 qof oo rayid ah oo reer Afgaanistaan ah ayaa lagu dilay iska horimaadyadii ugu dambeeyay ee dhexmaray Talibanka Afghanistan ee talada haya iyo garabka Daacish ee Afghanistan.
Wariyaha VOA Jeff Seldin ayaa warbixintan noo diyaariyey, waa kan Xuseen Barre oo inoo soo koobaya.