Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Dadaalka Soomaaliya ku caawineyso muwaadiniinteeda Sudan


Iyadoo inta badan ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan ay wali ku xayiran yihiin magaalada Khartuum ee dagaalladi xoogani ay ka jiraan, ayaa hadfana waxaa sii kordhaya tirada ardayda ee gaaraya magaalooyinka xadka la leh dalalka Ethiopia iyo South Sudan.

Haddaba Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefanka ee Muqdisho kula xiriiray Cabdiraxmaan Nuur Diinaari, oo ah ku simaha xoghayaha wasaaradda arrimaha dibadda ee Somalia, ugu horreyna waxaa uu ka hadlayaa gurmadka ay dowladdu wado si loo baad baadiyo Soomaalida ku sugan Sudan.

Wareysi: Dadaalka Soomaaliya ku caawineyso muwaadiniinteeda Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

XS
SM
MD
LG