Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dalalka caalamka oo muwaadiniintooda ka daad-gureysanaya Sudan 


French citizens evacuated from Sudan as fighting rages on
French citizens evacuated from Sudan as fighting rages on

Waddamada caalamka ayaa wada dadaal ay kusoo badbaadinayaan muwaadiniintood aku go’doonsan dalka Sudan colaadda halkaasi ku dhexmaraysa dhinacyada iska soo horjeeda ee milatariga awgeed.

Colaaddan oo u dhaxaysa ciidanka waddankaas ee uu xukumo hoggaamiyaha talada haya Jenerala Cabdelfataax Al-Burhaan iyo taliyaha ciidanka Dacmu Sariic Jeneraal Maxamed Xamdaan Daglo ayaa haatan socota ilaa 10 maalmood waxaa ku dhintay dad ka badan 400, kumannaan kalena way ku dhaawacmeen.

Hadda warbixin ay VOA ka diyaarisaya dadka la daadguraynayo waxaa inoo haysa Shara Cabdi Axmed.

04_24_23 FOREIGN DIPLOMAT EVACUATION (EDT).m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:02 0:00

XS
SM
MD
LG