Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wariye Hereri oo ka warbixiyey xaaladda Sudan


Wariyaha caanka ah ee Cabdisalaan Ibraahin Hereri oo maalmo ku xayirnaa magaalada Khartuum ee dalka Sudan oo wali dagaalo culusi ay ka socdaan ayaa safar dheer oo dhulka ah kadib waxaa uu gaaray goordhoweyd magaalada Hargaysa ee Somaliland.

Haddaba Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa ka waraystay dagaalkii ku qabsaday Khartuum iyo sida ay ugu suuragashay in uu dalkaasi kasoo baxo, ugu horreyna waxaa uu ka jawaabayaa waxa uu Sudan ka doonay.

Wareysi: Cabdisalaan Hareeri
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:40 0:00

XS
SM
MD
LG