War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Miyay dhimatay rajadii Arsenal ee hanashada horyaalka PL?

FBL-ENG-PR-ARSENAL-SOUTHAMPTON
FBL-ENG-PR-ARSENAL-SOUTHAMPTON

Kooxda Arsenal ayaa xalay barbardhac 3-3 gurigeedaa kula gashay kooxda ugu hooseysa horyaalka Premier League ee Southhampton, waxaana natiijadaasi ay noqoneysaa dhar-jab kale oo soo gaaray rajadooda hanashada horyaalka.

Haddaba waa sidee xaalka Arsenal? Wariyaha VOA Maxamuud Mascadde ayaa ka wareystay Fallis Faarax oo ah khabiir ka faallooda arrimaha ciyaaraha.

SPORTS (1).mp3
Embed

No media source currently available

Fallis Faarax
Fallis Faarax

XS
SM
MD
LG