Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ra'iisal wasaare ku xigeenkii Britian oo iscasilay ka dib baaritaan lagu sameeyey


FILE PHOTO: Britain's new cabinet meeting at Number 10 Downing Street, London
FILE PHOTO: Britain's new cabinet meeting at Number 10 Downing Street, London

Ra'iisal wasaare ku xigeenka Britian Dominic Raab ayaa iska casilay xilkii uu hayey, kadib markii baadhitaan lagu sameeyey, la xidhiidha habka uu ula dhaqmay dadka la shaqeeya.

Warqadda iscasilaadda oo la soo dhigay barta Twitter Jimcihii ayaa ra'iisal wasaare ku xigeenka iscasilay ayuu ku caddeeyey iscasilaaddiisu inay daba socoto baadhitaanka la xidhiidha cago-juglaynta, isaga oo sheegay inuu aaminsan yahay muhiimadda ay leedahay inuu erayadiisa ilaaliyo.

Haddaba warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa magaalada London ka soo diray weriyaha VOA ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil

Ra'iisal wasaare ku xigeenkii Britian oo iscasilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:08 0:00

XS
SM
MD
LG