Faagaraha Qoraxey ee ku yaalla magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya waxaa ka taagan muran u dhexeeya maamulka iyo culimada oo isku dhinac ah iyo haween ku ganacsata fagaaraha oo la sheegay in lagu tukado salaadda ciidda.
Faahfaahinta warbixintan waxaa inoo soo diray Maxamed Faarax Shire.