WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dib u habeynta ciidamada Liyuu Booliis ee deegaannada Itoobiya. Barnaamijka waxaa marti ku ah Maxamed Xassan Dable oo ah falanqeeye deggan UK. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available