Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir looga hadlay mustaqbalka Liyu Police oo ka dhacay Jigjiga

Golaha amniga deegaanka Soomaalida ayaa magaalada jigjiga ee caasimadda dawlad deegaanka Soomaalida ku yeeshay shir looga hadlayay qorshaha dib uhabaynta ciidanka gaarka ah ee dawlad deegaanka soomaalida iyo nidaamka cusub ee ay u shaqayn doonaan.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Ggaas Gaataa.

JIgjiga: Shirka Golaha Ammaanka DDS (EDT).mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

XS
SM
MD
LG