Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faransiiska: Afar qof oo ku dhimatay, ka dib qarax burburiyey dhisme dabaq ah


Firefighters work on the rubble at 'rue Tivoli' after a building collapsed in the street, in Marseille, southern France, Apr. 9, 2023.
Firefighters work on the rubble at 'rue Tivoli' after a building collapsed in the street, in Marseille, southern France, Apr. 9, 2023.

Addeegyada gargaarka deg degga ah ee magaalada ee dalka Faransiiska ayaa meydkii afraad kasoo saarey dhisme ku dumey magaaladaasi, iyada oo ay shaqaaluhu xaalad adag ku baadi goobayaan afar qof oo kale.

Dhismahan ayaa looga shakisan yahay inuu burburiyey qarax ka dhacay gudaha, kaas oo dadka ka agdhowaa ay sheegeen inay uriyeen gaas, qaraxa ka hor. Shaqaalaha addeeggyada degdega ah ayaa wali baadhaya burburka dhismaha hoostiisa iyada oo wali dab ka baxayo, warbixin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy, Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub, Abdihafid Awil Ismail.

Qarax burburiyey dhisme ku yaalla Faransiiska
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00
XS
SM
MD
LG