Mareykanka ayaa u diyaarinaya wadamada Galbeedka Afrika, kaalmo wakhti dheer socota, isaga oo rajaynaya in gargaarkaasi uu door ka cayaaro xasiloonida gobolka, xilli ay isasoo tarayaan walaacyada laga qabo rabshadaha ay wadaan kooxaha xagjiriinta ah ee gobolka Sahel inay ku fidaan xeebaha Galbeedka Afrika.
Warbxintan oo ay qortey AFP waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan