Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Trump oo maanta hortagaya maxkamad ku taalla New York


Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu hortago maxkamad ku taallada magaalada New York, halkaas oo ay uga billaaban doonto dhageysiga dacwado uu wajahayo.

Wuxuu noqon doonaa madaxweynihi ugu horreyay Mareykanka ee lasoo hortaago maxkamad, iyada oo loo heysto danbi.

Sida ay dacwada u dhici doonto iyo hab-raacyada sharci ee uu mari doono ayuu Nur Hassan Nur weydiiyay, Amin Harun oo ah garyaqaan ka howlgala gobolla Minnesota.

Trump oo maanta hortagaya maxkamadda New York.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

XS
SM
MD
LG