Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Haweeney afar caruur ah ku dhashay Isbitaalka Banaadir


Maryam Maxamed Xassan oo ka timid deegaanka Xaaji Cali ee degmada Cadale, ayaa dhowaan ku dhashay 4 mataana ah isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Maryam iyo afarteeda gabdhood ayaa hadda caafimaad qaba iyada oo lagu baxnaaninayo isbitaalka. Waxaa isbitalka ku booqday Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Halkan ka dhageyso warbixinta oo faahfaahsan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00

XS
SM
MD
LG