Washington —
Madaxweynihi hore dalka Mareykanka ahna Musharax wakhtigan u tartamaya inuu markale hoggaamiyo Mareykanka, ayaa Xeer-beeg fadhigoodu uu yahay gobolka New York ay go’aamiyeen in dacwad lagu soo oogi karo.
Madaxweynihii hore ayaa loo haystaa laba dambi oo waaweyn oo mid kood uu yahay lacag laaluush ah oo uu siiyey haweenay kuwajirkooda ka ganacsado ah iyo rabashadii ka dhacay kadib markii uu lumiyey doorashadii uuu tartamey 2020 iyo eedo kale.
Haddaba, Xaashi Shaafi oo ah aqoonyahan ka mid ah dadka u dhaqdhaaqo bulshada Somalidaee gobolka Minnesota, ayaa arinka in xeerbeegtidu go’aamiso ee ah in Trump la maxkamadeeyo waxey ka dhigantahay uga warramay Sahra Cabdi Axmed.