Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kamala Harris oo Ghana kaga dhowaaqday $1 bilyan oo maalgelin ah


Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa lagu wadaa in ay Arbacada ku dhawaaqdo lacag dhan 1 bilyan oo dollar oo ah maalgelin dadweyne iyo mid gaar ah oo loogu talagalay barnaamijyada diiradda lagu saarayo xoojinta dhaqaalaha ee haweenka xilli ay soo gabagabeyneyso booqashada ay ku tagtay dalka Ghana.

Warbixin ay arrintan ka diyaarisay Anita Powell waxaa inoo soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Kamala Harris oo Ghana kaga dhowaaqday $1 bilyan oo maalgelin ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:36 0:00

XS
SM
MD
LG