Dadka reer Toronto ayaa wax iska waydiinaya sidii wax looga qaban lahaa rabshado ka dhaca iskuullada iyo goobaha laga raaco gaadiidka dadweynaha, kuwaasoo dowladda magaaladu ay marar badan sheegtay inay wax ka qaban doonto.
Waalidiinta Soomaalida ayaa kamid ah dadka ka walaacsan rabshadahaasi, waxaana warbixin arrintaas ku saabsan Toronto kasoo diray, weriyaha VOA Hussein Nur Haji.