WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Shiikh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku nool waqooyiga Ameerika, waxaana uu ka hadlayaa fadliga bisha barakeysan ee Ramadan. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available