Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa soo celceliya weerarrada qorsheysan ee ay Al-Shabaab ku qaaddo xeryaha ciidanka?


Ciidamada dowladda
Ciidamada dowladda

Tan iyo markii looga adkaaday dagaallo ka dhacay maamullada Hirshabeele iyo Gal-Mudug, kooxda Al-Shabaab ayaa bilowday in ay qaaddo weerarro gaadma ah oo ay ku beegsanayaan xeryaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka.

Haddaba maxaa soo celceliya weerarrada caynkan ah ee kooxda ay ku qaaddo xeryaha ciidanka iyo fariisamahooda? Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Halkan ka dhageyso warbixintan gaarka ah oo faahfaahsan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

XS
SM
MD
LG