Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daraasad: COVID-19 oo waxyeello weyn u geystay Soomaalida East London


Daraasad cusub oo laga sameeyey Bariga Magaalada London ayaa lagu sheegay in qoysaska Soomaalida ee ku nool degmadaas ay ugu badnaayeen dadkii uu sida ba’an u saameeyey xanuunkii COVID-19, isla markaana ay u dhinteen tiradii ugu badneyd.

Warbxin gaar ah oo ku saabsan amuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Waxyeellada COVID19 ee Soomaalida East London.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00

XS
SM
MD
LG