War Deg-Deg ah

Barn. Martida: Wasiir Fardawsa Cigaal

Wasiirka Duulista Fardawsa Cigaal
Wasiirka Duulista Fardawsa Cigaal

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Fardawsa Cismaan Cigaal, oo hadda ku sugan magaaladan Washington. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka

No media source currently available

XS
SM
MD
LG