Falanqeeyayaasha Bariga Dhexe ayaa ku kala qaybsan warka la-yaabka leh ee ku saabsan isu soo dhowaanshaha diblamaasiyadeed ee Sucuudiga iyo Iran ee uu shiinuhu garwadeen ka yahay.
Dadka qaar ayaa u arka in horumarkan yahay mid u wanaagsan Lubnaan iyo laga yaabee Yemen, halkaasi oo Tehran ay saameyn weyn ku leedahay laakiin dadka indha-indheeya arrimaha kale ayaa aad uga taxadaraya, iyadoo qaarkood ay isla dhexmarayaan in Iran ay si fudud isku dayeyso inay yareeyso cadaadiska hadda ay wajahayso.
Dale Gavlak ayaa warbixintan kasoo diray Amman, Jordon. Waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.
Facebook Forum